Dowlada oo faah faahisay khaladaadka uu galay iyo sababta dalka looga eryay Nicholas Haysom 

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta dalka looga eryay iyo khaladaadka diblumaasiyadeed uu galay Ergaygii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom . Amb. Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in Wakiilka Qararamada Midoobay uu hareer maray nidaamka iyo dhaqanka diblumaasiyadeed, waxa … Continue reading Dowlada oo faah faahisay khaladaadka uu galay iyo sababta dalka looga eryay Nicholas Haysom